Tuesday, October 3, 2023

Koox Alshabaab ah oo lagu qabtay Muqdisho (Hub, Gaadiid iyo Guryo lala wareegay)

Howlgal amni oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shabakad la sheegay inay Alshabab ka tirsan tahay oo ay qorsheyneysay falal amni darro.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay howl-galada Ciidanka Amaanka, isagoo sheegay in Ciidamada amaanka oo maalmihii ugu danbeeyay howlgalo balaaran ka fuliyeen Magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay in howlgalka lagu burburiyey Shabakad isku xiran oo ka tirsan Maleeshiyaad Al-Shabaab, Hubkii ay ku dhibaataynayeen shacabka iyo Gaadiid.

Ad

Sidoo kale ciidamada Amniga ayaa la wareegay 5-guri oo u kireys-neyd shabakadaas katirsaneyd Al-Shabaab oo ku kala yaalla Degmooyinka Heliwaa iyo Deyniile.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,982FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,984FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!