Thursday, April 24, 2025

Khadiijo M. Diiriye: “Madaxweyne Farmaajo waxaan leenahay: Cimrigii Jiryow Ceynaanka haay…” [Dhageyso]

Mid ka mida wasiirada xukuumadd Kheyre ayaa afka furatay iyadoo si weyn u canbaareysay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda dowladda ay hoggaamiyaan madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha xukuumadda Somalia Khadiijo Maxamed Diiriye ayaan si aan hore loo arag u difaacday dowladda ay ka tirsan tahay iyadoo xaaladu la gartay in sidii Siyaad Barre ay u amaanto Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Kadib markii ay wasiiradu si toos ah u weerartay kooxaha ka horjeeda dowladda ay madaxweyne Farmaajo farriintan la yaabka leh u dirtay; “Madaxweynaha waxaan leenahay cimrigii jiryow ceynaanka haay..” ayay tiri wasiirada oo soo qaaday ereyo ka mid ahaa hees loo qaaday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jen. Maxamed Siyaad Barre.

Ad

DHAGEYSO WASIIR KHADIIJA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON