Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo laga helay degaanka Ceelasha Biyaha, kaasoo laga soo saaray God aad u weyn ool agu qariyey.
Taliye ku xigeenka Booliska Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in hubka loo maleynayo inu ahaa keydka ugu weyn Alshabaab ee ay ku fuliyaan qaraxyada magaalada Muqdisho ka dhaca.
Keydka ayaa laga helay: Miinooyin, Bambooyin, aaladaha qaraxa loo adeegsado, hub kala duwan iyo qalabka lagu xiro qaraxyada.
Ad
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Warar Xul ah