KASHIFAAD: Wax ka ogow Labada Garab ee ay u qeybsameen Maamulka G/Banaadir & Xilka weli la isku heysto

Waxaan qormadan ku eegeynaa wada-shaqeynta Maamulka Gobolka Banaadir ee la magacaabay 21-kii Janaayo oo uu guddoomiyaha u yahay C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo xilka la wareegay 30-ka Janaayo. Maamulkan oo mar qura la wada magacaabay waxay ka koobnaayeen Guddoomiye, 4 ku xigeen iyo Xoghaye oo qeyb ka mida ay ahaayeen shaqaalihii Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisal … Continue reading KASHIFAAD: Wax ka ogow Labada Garab ee ay u qeybsameen Maamulka G/Banaadir & Xilka weli la isku heysto