KASHIFAAD: Sidee loo qeybsaday lacagta canshuurta ee laga qaadayo Guryaha Muqdisho

Waxaa saddexdii bilood ee ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ka socday olole canshuurta Guryaha la degan yahay lagu qaadayo, iyadoo howshan ay soo bilaabtay intii uu Duqa Muqdisho ahaa Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), balse waxay canshuur qaadistu bilaabtay sanadkan. Canshuurta la qoondeeyay in laga qaado guryaha ayaa u dhaxeysa 400,000 Sh.So ilaa 15,000,000 Sh. So (20 … Continue reading KASHIFAAD: Sidee loo qeybsaday lacagta canshuurta ee laga qaadayo Guryaha Muqdisho