Thursday, October 10, 2024

Kabtan ka tirsanaa Ciidamada Dowladda oo Dil Toogasho ah lagu xukumay iyo Sababta

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay maanta sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada doladda, gaa ranaa xoogga dalka.

Dhamme Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle, oo soo boqday taliyihii Urur akla mida Guurada labaad ee Military-ga ahaa ayaa lagu helay inuu la shaqeeyay Alshabaab, soona geliyay c aasimadda Muqdisho Gawaarida qaraxyada, isagoo dhigi jiray goobaha Ganacsi ee diida Lacagaha Alshabaab.

Sarkaalkan oo 53 sano jir ah ayaa ku dhashay degaanka Wisil ee gobolka Mudug, waxaa la soo Xeray November 2021, markii laa helay xog ku saabsan inuu la shaqeeyo Alshabaab.

Ad

Wuxuu ku dooday inuu ka carooday xil ciidan oo laga qaaday, lana shaqeeyay Alshabaab, isagoo hub ka iibiyey ilaa laba Qori ah.

Xeer ilaalinta ciidamada ayaa sheegay in ilaa 27 qof inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen Qaraxyada uu Kabtankan dhigay Goobo ka mida Muqdisho sanadkii 2019.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON