Saturday, November 9, 2024

Kaaliyihii Guddoomiyaha Alshabaab ee Gobolka Hiiraan oo iska dhiibay Magaalada Xudur

Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in kaaliyihii Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Alshabaab uu isu dhiibay ciidamada dolwadda ee ka howlgala magaalada Xudur.

Saciid Moogaw Maday oo ka mida Al-Shabaab ayaa maanta isku dhiibay ciidamada dowladda iyo Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaana la sheegay inu ahaa gacan-yaraha Waaliga Alshabaab ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Garweyne.

Ninkan oo kasoo jeeda degaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegay inuu Alshabaab isaga baxay, kadib markii uu arkay dhibaatooyinka ay ku hayaan dadka Soomaaliyeed.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON