Kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Mareykanka oo yimid Muqdisho, lana kulmay Ra’iisal wasaare Kheyre…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy oo socdaal ku yimid dalka. Kulanka ayaa looga hadlay xariirka iyo iskaashiga labada dowladood, la dagaallanka argagaxisada iyo qorshaha deyn cafinta ee gebabeda maraya. Tibor P. Nagy oo ayaa sheegay … Continue reading Kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Mareykanka oo yimid Muqdisho, lana kulmay Ra’iisal wasaare Kheyre…
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed