Thursday, February 22, 2024

Kaaliyaha Xildhibaan C/raxman C/Shakuur oo lagu qarxiyay Muqdisho iyo Faahfaahin

Qarax Miino ayaa magaalada Muqdisho lagula beegsaday xogheynta Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo haya xilka ergeyga madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha Abaaraha.

Qaraxa oo ahaa nooca Miinada ayaa loogu xiray Gaari uu watay Xoghaye Axmad Cabdullaahi Aadan (Axmed Garaar) oo ah xogeynta Xildhibaanka, waxaana uu kula qarxay Wadadda Maka Almukarama, agagaarka Saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in xoghaye Axmed Garaar uu dhaawac kasoo gaaray qaraxa, iyadoo loola cararay isbitaal, waxaana warar kala duwan kasoo baxayaan xaaladiisa.

Ad

Alshabaab ayaaa sheegatay mas’uuliyadda Qaraxa, wuxuuna ka mid yahay qaraxyo Alshabaab si joogto ah qaraxyada iyo dilalka khaarijinta uga fulisa caasimadda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON