Sunday, April 27, 2025

Jubbaland oo si Degdega kusoo saaray Laba Kursi (Xildhibaanka Bedelay C/rxmaan Dheere)

Guddiga Doorashooyinka Jubaland (SEIT) ayaa maanta magaalada Kismaayo si degdega kusoo saaray laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka.

Musharixiinta kusoo baxay kuraastan oo la sii ogaa ayaa isla maanta la siiyey Shahaadada Musharaxnimo, iyadoo Galabtana si gacantaag ah loogu codeeyay, laguna dhawaaqay natiijada.

Kursiga HOP124: Waxaa kusoo baxay gacantaag 74 cod, Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif, markii uu tartanka ka haray musharaxii la tartami lahaa ee Xildhibaan Cabdullaahi Mukhtar Maxamed. Guddga SEIT Jubbaland ayaa ku dhwaqay in kursiga HOP0124 uu ku guuleeystay Maxamed Cabdiraxmaan Nadiif.

Ad

Kursigan waxaa hore ugu fadhiyey Ex. Xildhibaan C/raxmaan Dheere oo ahaa Kaaliyaha Fahad Yaasiin, kaasoo waayey fursad uu dib ugu soo laabto.

Kursiga HOP029: Waxaa kusoo baxay Axmed Maxamuud Jaamaca, kadib markii cod gacantaag ah loo qaaday, waxaana tartanka ka baxay Cabdiqani Cali Ciise oo la tartami lahaa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON