Saturday, January 25, 2025

Joe Biden oo ka haray Tartankii Doorashada Madaxweynaha Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Madaxweeynaha 2024 ee Aqalka Cad.

Biden ayaa maanta oo Axad ah 21 July soo afjaray ololihiisa doorashada kadib khilaaf culus oo ka dhashay xaaladiisa caafimaad iyo da’diisa, kadib doodii koowaad ee dhex martay Musharaxa Jamhuuriga Donald Trump.

Go’aanka culus ayaa yimid kadib markii ay kordheen cadaadiska ug imaanaya gudaha xisbiga Dimuqraadiga oo Biden u arkay inuusan sii wadi karin ololaha doorashada Madaxweynaha waxaana hadda Xibsiga laga sugayaa musharaxa la loolami doona Donald Trump.

Ad

Joe Biden oo 81 sano jirka ayaa u muuqday qof taag darran oo hadalku dhibayo, wuxuuna bixiyay jawaabo aan wax macno lahayn, taasoo keenay in doodii koowaad aad looga naxay xaaladiisa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON