Monday, February 10, 2025

Jeneraal Muungaab oo Shahaadada labaad ka qaatay Jaamacadda Omdurman Islamic University (SAWIRRO)

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta qaatay Shahaadada heerka labaad ee Master Degree.

Muungaab oo dhowaanhan ku sugnaa dalka Suudaan, kuna howlahaa dhameystirka waxbarashada ayaa jaamacadda weyn ee Omdurman Islamic University ka qaatay Shahaanadda heerka labaad ee Master-ka oo uu ku diyaariyay Daraasad ku saabsan dhinaca Sahrciga & Qaanuunka.

DAAWO SAWIRRO

Ad

muungaabmuungaab1muungaab3muungaab4

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON