Jabuuti ayaa maanta u dabaaldegtay sanadguuradii 45-aad ee markii ay xoriyadda ka qaadatay dalka Faransiiska, waxaana dabaaldeg weyn lagu soo bandhigay caasimadda dalkaasi.
Ciidamada dalka Jabutui ayaa soo bandhigay Qalabkooda dagalaka iyo gaado-ka-cayaar ay ku mareen bartamaha magaalada, waxaana dadkii ka qeygalay xafladda ka mid ahaa madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Qalabka lasoo bandhigay waxaa ka mida ahaa diyaaradaha Turkigu sameeyo ee Drone-ka is wada ee loo yaqan Bayraktar TB-2 UCAV.
Ad
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA




Warar Xul ah