Friday, March 28, 2025

Itoobiyaankii ugu badaa oo ku qulqulaya Magalada Boosaaso & Dingiin laa soo saaray

Waxaa deegaannada Puntland ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imanaya dhinaca Itoobiya, safarkooduna ku beegsanaya magaalo xeebeedka Boosaaso oo ay si dhuumaaleysi ah uga tahriibaan.

Safarka muhaajiriinta oo u badan Oromo ayaa ku soo beegmaya xili ay cimilada magaalada Boosaaso aad u kulushahay, safarka Badduna uu adag yahay maadaama lagu guda jiro bilihii Bad-xiranka, iaydoo tahriib doonaya inay uga dhoofaan xeebaha Gobolka Bari.

Tiradii ugu badneyd ee tahriibayaasha ayaa maanta waxay lug ku mareen waddada dheer ee laamiga ah ee dhex marta degmada Carmo oo 100 Km u jirta magaalada Boosaaso. Waxaan tiradooda lagu qiyaasay in ka 400 qof.

Ad

Agaasimaha hay’adda daryeelka mujaahiriinta Puntland Maxamuud Sheekh Ciid ayaa sheegay in mudo Laba bilood ka yar ay Puntland soo gaareen dad ka badan toddoba kun oo qof oo Itoobiyaan ah, waxaana laga digay inay halis ku yihiin amniga degaanada Puntland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON