Monday, February 10, 2025

Itoobiya oo guddoontay Qalabka lagu baaro Cudurka Coronavirus oo Afrika loogu deeqay. (Sawirro)

Dowladda Itoobiya ayaa deeq caafimaad ka heshay milkiilaha shirkadda weyn ee Alibaba ganacsadaha caanka ah u dhashay dalka SHiinaha ee lagu magacaano Jack Ma, iyadoo magaalada Addis ababa laga dejiye deeqdaasi.

Deeqda ayaa ka kooban qalab looga hortegayo cudurka Coronavirus, waxayna kala yihiin: 1.1 Milyan oo qalabka cudurka lagu baaro ah, 6 Milyan oo weji-xir (Maasgaro) ah, 60,000 oo dharka guud ee dhaqaatiirta xirtaan ah.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in deeqdan loo qeybinayo dalalka Afrika, iyadoo qeybinta ay bilaaban doonto isla maalinta Berri ah ee Isniinta, wuxuuna uga mahadceliyey

Ad

Shiinaha ayaa deeq caafimaad oo kala duwan iyo dhaqaatiir u diray dalalka Yurub, Aasiya iyo Afrika si looga hortago cudurka Coronavirus.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON