Wednesday, October 16, 2024

Isbedel ku yimid Kuraastii Aqalka Sare ee khilaafka ka dhaliyey Hirshabelle (Yaa ka haray Doorashada?)

Waaa isbedel ku yimid, xalna laga gaaray laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sare, lagana soo doorto Maamulka Hirshabeelle, kadib khilaaf hareeyay labadan kursi.

Kursigii tirsigiisu ahaa #UH 8 ayaa waxaa ka haray laba musharax oo ka mid ahaa musharixiinta, waxaana heshiis laga gaaray in Kursiga uu noqdo mid ah ku tartamaan haween oo kaliya.

Xubnaha doorashada Kursigan ka baxay waxaa ka mida Musharixiinta Maxamed Macalin Xasan Kulmiye iyo Abuukar Xasan Cali Maqaneey oo sagu kursigan loo saadaalinayey, waxaana hadda ku tartami doona oo isugu soo haray.

Ad

1. Naciimo ibraahim Yuusuf
2. Iyo Samsam Cabdullahi Axmed

Kursiga kale ee muranku ka dhashay oo ah ku tartamayeen musharixiin uu midkood taageero ka heysto Madaxweye ku xigeenka Hirshabeelle ayaa xal laga gaaray, waxaana ku tartami doona saddexdii musharax ee ulu dhibco horeeyay wareegii koowaad oo kala ah:

1. Cabduqaadir Xanafi Sheekh Bashir
2. Cali Shacban Ibraahim
3. Cabdalla cabdi Xuseen.

- Advertisement -

Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay inay maanta dhici doonto Doorashada labada kursi ee ka harsan Aqalka Sare, lagana soo doorto maamulka Hirshabeelle.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON