Saturday, May 17, 2025

Isbaheysiga Kutlada Xasan Sheekh iyo 4 Xisbi siyaasadeed oo la saftay Madaxda Maamul Goboleedyada [Akhriso]

Isbaheysiga mucaaradka ee Kutalada xildhibananada Baarlamaanka madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Horusocod iyo xisbiyada KMG ah ee Daljir, Wadajir, Kulan Nabadda aya taageeray go’aanadii madaxda dowlad Goboleedyada kasoo saareen magaalada Kismaayo.

Waxay taageereen go’aankii Maamul goboleedyada ay ku hakiyeen xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya, iyadoo ku dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya inay hareer martay waajibaadkeedii, waxayna sheegeen inay la qabaan dareenka ay muujiyeen madaxda maamul goboleedyada ee horumar la’aanta dhinacyada amniga, siyaasiyadda iyo Cadaallada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON