Sunday, March 23, 2025

In ka badan 27,000 Arday oo u fariisan doonta Imtixaanka mideysan ee Dowladda Soomaaliya

Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumadda fedraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaaciyey in tirada ardeyda u fariisan doonta imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda sanadka 2017/2018.

Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sanadkaan imtixaanka mideysan ee dowladda Soomaliya ay u fadhiisan doonaan in ka badan 27,000  arday. Ardayda sanadkan ayaa ka badan tiradii hore iyadoo ay laba-laabantay tirada imtixaamka midaysan ee dowlada lagu bilaabay.

Ardayda wax ka barta Gobolada dalka iyo magaalada Muqidsho ayaa ka qeyb qaadan doona imtixaanka dowladda, iyadoo loo diyaariyey 80 xarumood oo ku yaala gobolada dalka kuwaas oo ay u qorsheeyeen in lagu galo imtixaanadaasi, iyadoo uu bilaaban doono 12-ka bisha May ee sanadkan 2018.

Ad

Imtixaanka dowladda ayaa ee sanadkaan ayaa noqonayaa sanadkii seddaxaad oo loo fadhiisto tan iyo intii la bilaabay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON