Wednesday, December 4, 2024

In ka badan 100 Xildhibaan Mooshin Cusub u gudbiyey Baarlamaanka Soomaaliya [Akhriso nuxurka Mooshinka]

In ka badan 100 xildhibaan ayaa saxiixay Mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho, iyagoo u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo guddoonka uu qabtay.

Mooshinkan waxaa saxiixay 126 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka, waxaana lagu dalbanayaa in meel la saaro Maqaamka Caasimadda iyo Gobolka Banaadir si dadka ku nool ay matalaad dhab ah oo aan ahay magacaabis u yeeshaan.

Mooshinka ayaa maanta oo ay bisha Disembar tahay 30, 2019 waxaa qabtay guddoonka Baarlamaanka, iyadoo lagu wado in arrintan oo ah tan ugu xasaasisan ay ka furanto Golaha Shacabka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON