Tuesday, November 5, 2024

Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dowladda oo maanta bilowday iyo 40-kun Arday oo u fariisatay

Waxaa maanta Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ka bilowday Imtixaanka Shahaadiga Dowladda Federaalka oo ay ka qeyb galayaan ilaa 42,000 arday.

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2020-2021 oo oo ka bilowday dalka ay u fariisreen 42-kun arday, ayna u rajeynayaan guul.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Maxamed Caabi Xasan ayaa ardayda ugu baaqay inay si kalsooni leh ku galaan Imtixaanka, isagoo u rajeeyey inay guuleystaan.

Ad

Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiga Sare ayaa ka dhaca maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, K/Galbeed iyo Jubbaland. Puntland ayaa imtixaan u gaara qaadata, halka degaanada ay Alshabaab ka taliyaan aanu ka dhicin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON