Thursday, March 20, 2025
HomeCaalamkaImaaraadka Carabta oo soo dhoweyn la yaab leh u sameeyay Madaxweynaha Somaliland...

Imaaraadka Carabta oo soo dhoweyn la yaab leh u sameeyay Madaxweynaha Somaliland [Daawo Sawirro]

-

- Advertisement -

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa soo dhoweyn la yaab leh u sameysay madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta socdaal ku tegay magaalada Abu Dhabi.

Waxaa markii ugu horeysay madaxweynaha Somaliland oo dhigay Roog cas, iyadoo maamuus sare lagu soo dhoweeyay isla amrkaana calanka Somaliland iyo kan Imaaraadka goobta lagu xardhay, waxaana uu salaan sharaf ka qaatay ciidamada hab maamuuska.

- Advertisement -

Wasiirka Cadaalada ee Imaaraatka Carabta Suldaan Siciid Albaadi ayaa soo dhoweeyay Muuse Biixi ,waxaana wadahadal u bilowday labada dhinac, waxayna arrintani dhaceysaa iyadoo xiriirka diblomaasi ee Imaaraadka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo xun yahay.

DAAWO SAWIRRADA

Image may contain: 2 people, outdoor
Image may contain: 2 people
Image may contain: one or more people, people standing and basketball court