Sunday, May 12, 2024

Howlgal lagu dilay Horjooge ka tirsan Alshabaab, xubin la qabtay iyo Hub laga furtay

Ciidanka Danab ee ka howlgala Jubbooyinka, gar ahaan ururka 5-aad Guutada 16-aad Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.

Howlgal ay ku qaadeen ka sameeyey Bar Koontarool oo Alshabaab ku lahayd degaanka Laba-kuus ee Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay Horjoogihii Alshabaabu qaabilsanaMaaliyada ee degaankaasi oo magaciisa lagu sheegay Ismaciil.

Isbaaradda Laba-kuus ayey Alshabaab lacag uga qaadan jireen shacabka & gadiidka mara degaanka waxaana sidoo kale goobta ku taalay meel lagu kaydiyo sakawaadka xooloha shacabka laga ururiyo.

Ad

Warbaahinta dolada aya shegtay in Hawlgalkan lagu dilay xubnood oo Alshabaab ah oo uu ka mid yahay horjoogihii kooxda, halka lagu soo qabtay mid ka mida kooxdani iyo hubkii ay isticmaalayeen oo kala ah 4 qori oo nooca Ak47 iyo Hal qori oo BKM ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON