Saturday, March 22, 2025

Horjooge caan ka ahaa Gobolka Sh/Dhexe oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Horjooge ka tirsan Alshabaab oo caan ka ahaa degaanada Gobolkaasi inuu isu dhiibay ciidamada dowladda.

C/raxmaan Hiiti ibraahim oo Alshabaab u qaabilsanaa Degaanada Nuurdugle iyo Guulane ee Gobalka Shabeelaha Dhaxe ayaa isu dhiibey Ciidamada Milateriga Xoogga Dalka ee Gorgor ee kus sugan Degmada Xarardheere Ee Gobalka Mudug.

Horjoogahan ayaa Alshabaab ka tirsanaa muudo ka badan 7 sanno, wuxuuna markii ugu danbeysay ku sugnaa degmada Galhareeri ee Gobalka Galgaduud, halkaas oo uu isaga tegay.

Ad

Wuxuu C/raxmaan Hiiti ka hadlay xaaladda ka dhex jieta Alshabaab iyo sababaha ku dhaliyay inuu ka goosto, isuna dhiibo ciidamada dowladda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON