Wednesday, December 4, 2024

Horjooge Alshabab u qaabilsanaa Sh/Hoose oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda [Sawirro]

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka howlgala gobolka Sh/Hoose uu isu dhiibay ciidamada dowladda.

Horjoogahan oo ka mid ahaa madaxda Alshabaab ee G/Shabellaha Hoose ayaa lagu magacaabaa Ibraahim Maxamed Bitow, waxaana la socday Waardiyihiisii gaarka ahaa, iyagoo isugu dhiibay Guutada 14-ka October ee ciidamada milateriga oo ka howlgala Magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose.

Image may contain: one or more people and closeup
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON