Sunday, December 8, 2024

Horjooge aan la fileyn oo ka goostay Alshabab isuna dhiibay Ciidamada Degmo ka tirsan Sh/Hoose

Horjooge ka tirsan Kooxda Alshabaab ee dhinaca Garsoorka ayaa iska dhiibay Gobolka Sh/Hoose, kadib xiriir dhex maray ciidamada degaanka.

Guddoomiyaha maxkamadda degmadda Kuntur-waarey Maxamed Xasan Macalin oo gudaha Alshabaab looga yaqaan (Abuu-Cali) ayaa xalay isku dhiibay Ciidanka difaaca degmadda Qoryooleey oo agh ciidamo dowladda federaalka la howlgala.

Horjooge Maxamed Xasan Macalin (Abu-cali) ayaa Alshabaab u qaabilsanaa dhinaca Maxkamadda degmadaasi, wuxuuna shacabka degmada Kuntur-waarey ka qaadi jiray lacaga kooxda Alshabaab qaado.

Ad

Arinta keentay inuu isa soo dhiibo ayaan si dhab ah loo ogeyn, laakiin wararka ayaa sheegay inay kala shaqeeyeen saraakiisha difaaca degmadda Qoryooleey.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON