Sunday, December 3, 2023

Horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Howlgal Qorsheysan oo ka dhacay…

Howlgal ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Bakool ayaa la sheegay in lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Alshabaab.

Weerar ay qaadeen ciidamada iyo howlgal laga fuliyay degaanka Dhursheen Shabeelle oo 35 km u jira degmada Xuddur gobolka Bakool, ayaa lagu dilay laba ka mida xubnaha Al- Shabaab.

Sida uu sheegay Guddoomiye ku xigeenka degmada Ceelbarde Cumar Cabdiraxmaan ciidamada howlgalka qaaday ayaa Saaka howlgal ku dilay horjoogayaasha oo magacyadooda lagu sheegay Axmed Moorogaabeey iyo Cali Garweyne oo Alshabaab u qaabilsanaa arruurinta lacagaha Baadda ah iyo jidgooyooyinka.

Ad

Degaanada Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka socda abaabul ku saabsan sidii Gobollada Koonfur Galbeed looba bilaabi lahaa Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON