Wednesday, October 16, 2024

Hirshabeelle oo shaacisay Doorashada 4 Kursi oo ka mida kuwa ugu adag ee Beledweyne (Akhriso)

Gudiga doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyey Doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta ugu adag ee taalla magaalada Beledweyne.

Kuraasta la shaaciyey ayaa kala ah: HOP004, HOP011, HOP063 iyo HOP135 ayaa hadda la shaaciyey in la dooran doono 14-ka Bisha Maarso 2022, iyadoo kuraastaan oo hore loo shaaciyay, balse uu khilaaf hareeyay, taasoo keentay in dibu dhac ku yimaado xlliga la dooran lahaa.

1- HOP004: Waxaa Baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay Maxamed Xasan Qoone oo mar kale dadaal ugu jira inuu dib ugu soo laabto.

Ad

2- HOP011: Waxaa hore ugu fadhiyey C/risaaq Cumar Maxamed – Wasiirkii hore ee Amniga dowladii Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna mar kale u taagan yahay doorashada.

3- HOP063: Waxaa hore ugu fadhiyay Cabdullahi Goodax Barre, Wasiirkii hore Waxbarashada Federaalka, mar kale ayuu doonayaa inuu kusoo laabto, wuxuuna farriin uu soo qoray ku sheegay inuu dabaaldegi doono Isniinta.

4- HOP135: Waxaa Baarlamaankii 10-aad ku fadhiday Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo mar kale dooneysa inay kusoo laabato, laakiin waxay madaxda Hirshabelle u xireen Musharax uu wato Fahad Yaasiin.

- Advertisement -
No photo description available.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON