Sunday, January 26, 2025

Hirshabeelle Jawaab celin kulul ka bixisay Qoraalkii Wasaaradda Maaliyadda Somaliya (Akhriso)

Guddiga Fatahaada Maamulka Hirsabeelle ayaa celin kulul u diray Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta Federaalka, kadib markii ay soo saartay qoraal ay ku beenisay eedeyn ka timid Guddigan.

War-saxafadeedka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in warkii kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka uu ahaa mid is-difaacid ah, iyadoo caddeeyay in mashruuc uu Bankiga Adduubka ansxiyey sanad ka hor May 2020 qandaraaskiisa la bixiyey May 2021 xilli aanay suuraga ahayn in wax laga qabto fatahaadda.

“Waxaa dhacay waxyaabihii ay ka digeysay Hirshabelle, iyadoo weli aysan bilaaban wax howl ah oo looga hortagga fatahaadda oo la xiriira mashruuca kasoo kabashada musiibooyinka..” ayaa lagu yiri qoraalka Guddiga Hirshabeelle ee Fatahaadda.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON