Hay’adda Duulista dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay inay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad Itoobiyaan ah oo aan heysan wax fasax ah.
War kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inay hawada ka celisay Diyaarad ay leedahay Ethiopian Airlines oo Numberkeeda ahaa ET8372, taasoo saakay la celiyay, kaddib markii ay cadaatay in aanay diyaaradaas heysan wax fasax ah oo ay ku isticmaasho Hawada Soomaaliya.
Hoos ka akhriso Qoraalka Hay’adda Duulista
Warar Xul ah