Wednesday, December 6, 2023

Hay’adaha Sirdoonka dalalka Somaliya iyo Itoobiya oo Heshiis ku gaaray Muqdisho

Hay’adaha Sirdoonka dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa heshiis ku gaaray magaalada Muqdisho, kadib wadahadal laba maalmood dhex ay yeeshaan mas’uuliyiinta labada dhinac.

Warbaahinta dowladda ayaa shaacisay in labada sirdoon ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen inay ka wada shaqeeyaan dagaalka argagixisadda, iskana kaashadaan xog is-weydaarsiga labada Hay’adood ee NISA iyo NISS.

Agaasimaha Hay’adda National Intelligence and Security Agency ee Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad iyo ku xigeenka Madaxa Hay’adda National Intelligence and Security Service ee Itoobiya General Sisay Tola ayaa heshiiska ku garay Muqdisho ku yeesheen.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON