Saturday, March 15, 2025

Haweeney loo magacaabay inay Mas’uul sare ka noqoto Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa magacaabay mas’uul cusub u soo magacaabay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya.

Anita Kiki Gbeho oo ah Haweeney kasoo jeeda dalka Ghana ayaa loo magacaabay ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM); waxayna xilkan kala wareegeysaa Raisedon Zenenga oo Zimbabwe u dhashay.

Anita Gbeho ay leh khibrad gaareysa 25 sano ah oo ku saabsan qorsheynta istaratjiyadda, isku duwidda iyo maamulka siyaasadda, iyadookasoo shaqeysay xafiiska horumarinta arrimaha binu’aadannimada Qaramada Midoobay ee New York.

Ad

Waxay kasoo sahqeysan Xafiisyada Qaramada Midoobay ee dalalka Angola, Cambodia, Iraq, Namibia, Sudan iyo Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON