Saturday, April 26, 2025

Hanti dhowrka Guud oo Joojiyey Heshiisyo ay xilligan galaan Hay’adaha Dowladda (Qoraal)

Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa Qoral uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada.

Amarka hanti-dhowraha guud ayaa imaanaya iyadoo la asteeyay xilliga ay dhacayso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, 15-ka May 2022.

Hoos ka akhriso Qoraalka hanti dhowrka.

No photo description available.
May be an image of text that says 'doona mas uulka saxiixa ama fuliya, iyo dhammaan shaqsiyaadka kale ee kala shaqeeya hawlahaas digayno Sidaa darteed, waxaan dhammaan hay adaha Dowladda karajaynaynaai na hoggaansamaan shuruucda dalka, ilaaliyo hantida Ummadda Soomaaliy eed, sidoo kalena oo horumariyo hufnaanta iyo dowlad wanaaga. Mahad & Qaddarin, Aplal AIRIKиA HANTIDHOWIRKA BUD Md. Maxamed Maxamun Hantidhawraha XAFIISK THE AUDITOR BATN HOWRKA Guud GUUD OFFICE OF THE AUDITOR GENERAL Villa Somalia, Mogadishu, Somalia www.oag.gov.so oag@oag.gov.so'
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON