Wednesday, July 17, 2024

Gudoomiyihii Xirriirka Ciyaaraha Fudud ee Somaliya oo Shaqadii laga joojiyey

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqo ka koojin ku sameeyay Gudoomiyihii Xirriirka Ciyaaraha Fudud ee Soomaaliyeed (Somali Athletics Federation).

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Maxamed Barre Maxamuud ayaa shaqadii looga joojiyay Khadiija Aadan Daahir, iyadoo u ku eedeeyay inay ku kacday ku takri-fal awoodeed, eex iyo sumcad dil qaran.

Arrintan ayaa salka ku heysa gabar Soomaaliya uga qeyb gashay tartan orod ah oo ka dhacay dalka Shiinaha, taasoo hadal heyn weyn ka dhalatay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON