Saturday, May 17, 2025

Guddoonka Baarlamanka oo ku dhawaaqay inuu Berri bilaabayo Dooddii Doorashada 2020/2021

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Berri oo Sabti ah isugu yeeray xildhibaannada, iyado farriimo loo kala diray.

Kulanka Berri ayaa Xildhibaanadda Golaha Shacabka waxaa horyaalla Ajendaha: Ka Doodista Doorashadda 2020/2021 ee Guddiga Doorashada uu hordhigay Baarlamaanka.

Dooda Doorashada ayaa hore looga dalbaday inaysan bilaabin Guddoonka Baarlamaanka, iyadoo aan heshiis laga gaarin nooca Doorashada oo khilaaf weyn u dhaxeeyo dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

Ad

Guddoonka Baarlamaanka ee kala ah Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh iyo Kuxigeenka koowaad C/weli Ibraahi Muudey ayaa dagaal siyaasadeed kula jira madaxda Maamul Goboleedyada, waxayna arrintan kusoo beegmeysaa inay heshiis ay magaalada Dhuusamareeb ku gaareen madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka, loona balansan yahay shir kale.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON