Thursday, April 24, 2025

Guddoomiyihii Sarifleyaasha Somaliland oo Xabsiga ku dhintay ka yar 24 saac oo la xiray

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya Gudoomiyihii Sariflayaasha magaaladaasi oo shalay la xiray uu ku geeriyooday Xabsiga Hargeysa.

Guddoomiyaha sariflayaasha Hargeysa Cabdullaahi Cali Barre ayaan la shaacin sababta kentay geeridiisa xilli ay cirka isku shareertay xiisada ka dhex taagan maamulka Somaliland iyo ganacsatada ku lugta leh sarifka lacagaha.

Shirkadaha Telesom, Dahabshiil iyo sariflayaasha magaalada Hargeysa ayaa isku qabtay sicir barar ka taagan Somalilandm waxaana ay diideen shirkadaha inay fuliyaan amarro kasoo baxay maamulka Somaliland.

Ad

Geeridiisa  sariflaha ayaa xaaladda uga sii dartay, waxaana wararkii ugu dambeeyay sheegayaan inay tacsi u direen mas’uuliyiinta Somaliland oo lagu wado in maanta lagu aaso Magaalada Hargeysa.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON