Guddoomiyeyaal cusub oo loo magacaabay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir. [Akhriso]
Guddoomiyeyaal cusub ayaa loo magacaabay laba ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday guddoomiyeyaashii hore oo bilo yar xilkaasi hayey. Wararka laga helayo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Muuse Geesey Jimcaale loo magacaabay guddoomiyaha degmada Yaaqshiid, iyadoo xilkii laga qaaday guddoomiyihii hore C/weli C/llaahi Maxamed oo xilka hayey wax ka yar lix … Continue reading Guddoomiyeyaal cusub oo loo magacaabay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir. [Akhriso]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed