Monday, March 24, 2025

Guddoomiye Jawaari oo magacaabay Guddi u qaabilsan Wadahadalka Mooshinka & Mustaqbalkiisa [Akhriso Magacyada]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  ee Mooshinku ka yaallo Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa magacaabay Guddi Garabkiisa uga qeyb gala waanwaan ka dhex bilaabaneysa baarlamaanka.

Guddiga uu soo magacaabay Gudoomiye Jawaari si ay ugu metelaan wadahadlka xal u helidda mooshinka ayaa waxaa ka dhex muuqda xubnaha ugu cadcad taageerada Jawaari, waxayna kala yihiin:
1- Xildhibaan  C/qaadir Cosoble Cali
2 – C/raxmaan Beene Beene
3 – Xildhibaan Sacdiyo Salaad
4 -Xildhibaan Fowsiya Sheekh
5- Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil
6 – Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi
Wararka ayaa sheegaya in Garabka kale ee Guddoomiye ku xigeenka C/weli Muudey laag sugayo Guddi xubno ah oo wadahadalka labada dhinac gala, iyadoo ay labada dhinac cadaadis kala kulmeen wakiilada beesha caalamka.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON