Saturday, April 20, 2024

Guddoomiyaha Hiiraan oo Dhowr bilood kadib ku laabtay Beledweyne, kuna dhawaaqay..

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii uu muddo dheer ka maqnaa Gobolka.

Cali Jeyte waxaa wehliyay Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure, waxaana lagu soo dhoweeyay Garoonka Magaalada, iyadoo amniga si weyn loo adkeeyay oo ciidamo badan la dhigay wadooynka magaalada Beledweyne.
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte o hoggaaminayey howlgalladii Alshabaab looga saaray Goblka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay in wejiga labaad ee dagalaka lagu soo afjarayo Alshabaab uu dhowaan bilaabanayo.

Gobollada Dalka waxaa ka curtay Roobkii Gu’ga, lamana oga sida ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ay dagaal weyn u qaadi karaan xill roobaadkan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON