Monday, March 24, 2025

Guddoomiyaha Gedo oo ka hor yimid Qorshaha Mahad Salaad iyo Axmed Madoobe

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buule Garaad (Canjeex) ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Gedo iyo mowqifkooda Maamulka Jubbaand ee Axmed Gedo.

Kadib kulan ka dhacay magaalada Doolow oo dhex maray Senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayuu shaaciyey in waxa la isku heysto ay yihiin Kismaayo iyo dib u dhiska maamulka Jubbaland.

“Axmed Madoobe iyo Mahad Salaadow waxaan idiin leeyahay, wixii aad soo dirteen waan aragnay, meeshaan kama shaqeynayaan, waxa ka shaqeynaya waa in maamulka fadhiidka ah ee Axmed Madoobe meesha laga saaro” ayuu yiri Guddoomiyaha Gedo.

Ad

Wuxuu ku celceliyay inaysan wax dhibaato ah ka jirin Gobolka Gedo, una baahneyn dib u heshiisiin, balse ay ka horjeedaan Axmed Madoobe, si loo helo maamul loo dhan yahay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON