Thursday, February 13, 2025

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Xaflad lagu soo dhoweynayo markii saddexaad loogu sameeyay Muqdisho [Sawirro]

Xaflad lagu soo dhoweynayo Guddoomiyaha G/Baaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo ay tahay xafladii saddexaad ee loogu dabaal degayo magacaabidiisa oo xilka loo magacaabay laba bilood ka hore (22-kii Ogost 2019).

Xaflad ayaa waxaa la sheegay lag soo dhoweynayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), waxaana si gaara u agaasimay Beelaha Banaadiriga oo maamuus ugu sameeyay Duqa Muqdisho, iyagoo soo dhoweyn iyo ballanqaad la shaqeyn ah halkaasi kasoo jeediyey.

Waa xafladii saddexaad ee loogu dabaaldego magacaabidda Guddoomiyaha G/Banaadir, waxaana xafladahaasi ku baxa lacago fara badan, iyadoo dadka qaarkii ay si weyn u dhaliillaan xafladaha noocaasi ah xilli caasimadda ay wajaheyso xaalado amni, nadaafad darro iyo wadooyin ay xireen daadad, iyadoo aan weli xal loo helin wadooyinka xiran.

Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting
Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and people on stage
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON