Monday, March 24, 2025

Guddoomiyaha FEIT oo waxba kama jiraan ka dhigay Natiijada kursigii uu kusoo baxay Fahad Yasiin iyo..

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) Muuse Geelle Yuusuf ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday natiijada kursigii uu kusoo baxay agaasinihii hore ee NISA Fahad Yaasiin iyo laba kursi oo kale.

Shir jaraa’id ayuu ka caddeeyya guddoomiye Muuse Geelle in Guddiga doorashada uu horay u joojiyay saddexda kursi ee kala ah: HOP154, HOP103 iyo HOP086, isla markaana uu go’aankoodu sidiisa yahay.

Kursiga HOP154 waxaa magaalada Baydhaba kusoo baxday Sareedo Maxamed Cabdalla, waxaana la sheegay in gabar ay musharax malxiis ka dhigatay ay dad’eeda ka yaraatay 25 sano jir.

Ad

Kursiga HOP103 oo uu hore ugu fadhiyey Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa laga hor istaagay, waxaana kusoo baxay wasiir ka tirsan K/Galbeed xilli Guddiga FEIT ay joojiyeen doorashada.

Kursiga HOP086 waxaa magaalada Beledweyne lagu qabtay iyadoo Guddiga ay joojiyeen, dacad ka timid habka loo maray dartiis, waxayna arrintan u muuqataa in Fahad Daahir Axmed aanu noqn doonin xildhibaan hela shahaadada Xildhibaannimo inta arrintan heysatao.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON