Guddiga tartanka adeegga xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Shirkadaha ku tartamaya Adeegyada Xajka ee 1445/2024.
Qoraal kasoo baxay guddiga Tartanka Xajka ee uu magacaabay Wasiir Mukhtaar Roobow Cali ayaa lagu faray shirkadaha duulimadyada ee raba in ka shaqeyaan arrimaha xajka in soo buuxiyaan shuruudaha soo socda:-
1) soo gudbinta Codsiga ka qeybgalka Tartanka adeega Xajka 1445/2024.
2) in milkiilayaasha shirkadda ay yihiin muwaadiniin soomaaliyed,soona gudbiyaan Basaboor soomali oo aan dhacsaneyn.
3) soo gudbinta warbixin kooban ee Shirkadda ay ku cad yihiin ciwaanada shirkada kuna qoran af Soomaali.
Shuruudaha kale ee Guddiga soo saaray waxaa ka mida:


