Thursday, February 22, 2024

Guddiga Tartanka Adeega Xajka oo shaaciyey Liiska Shirkadaha ka gudbay wareegga koowaad

Guddiga Tartanka Adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Liiska Shirkadaha u tartamay u adeegida Xujeyda Soomaaliyeed.

Waxaa Wareegga koowaad ka gudbay shirkado tiradoodu gaareyso 145, waxayna Guddiga ku wargeliyeen Mas’uuliyiinta Shirkadaha inay maalinta berito tagaan Hotel ku yaalla Degmada Cabdicasiis si wareysi loola yeesho, looma marsiiyo Wejiga labaad ee laka xulashada shirkadaha.

HOOS KA AKHRISO LIISKA SHIRKADAHA GUDBAY

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON