Tuesday, December 10, 2024

Guddiga joogtada Baarlamanka Somaliya oo go’aamiyay bilowga wax ka bedelka Dastuurka

Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa lagu go’aamiyey inay xildhibaannada bilaabi doonaan ka doodita iyo wax ka bedelka 4 cutub oo ka mida Dastuurka KMG ah.

SHirkan waxaa guddoominayay Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaan goob joog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo dhammaan xubnaha guddiga, waxaana lagu soo bandhigay Jadwalka Dib u eegista dastuurka KMG ah.

Habdhowraha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Berri kulanka wadajirka ah ee Labada Aqal lagu qeybin doono, ayna dooda Dasrtuurka bilaaban doonto 14-ka Bishan Febraayo, lana soo gabagaben doono ilaa bartamaha bisha March.

Ad

Kulamada ka doodista Baarlamaanka ayaa waxaa ka wada qeyb geli doona labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, balse waxa ka horjeeda arrintan maamulka Puntland, iyo madaxdii hore iyo qaar k mida siyaasiyiinta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON