Guddiga Doorashada SEIT Somaliland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga Xulista Ergada 5-kursi oo kamida Kuraasta Gollaha Shacabka ee Gobolada waqooyi Somaliland.
Kursi kasta waxaa ergadiisa so o xulaya 3 oday dhaqameed iyo laba xubnood oo ka socota bulshada rayidka, iyadoo ay laba kursi isku ergo yihiin; waxayna arrintan ka danbeysay amar kasoo baxay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Guddiyada amray inay shaaciyeen magacyada guddiga soo xulaya ergada.
Kuraasta shanta ah ee lagu wado in lagu doorto Muqdisho ayaa kala ah:
HOP#229
HOP#262
HOP#254
HOP#255
iyo HOP#236
HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA