Thursday, April 24, 2025

Guddiga Doorashada Puntland oo ka digay inay joogsan doonto Doorashada Aqalka hoose ee Garowe

Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay inay hakan doonto doorashada Aqalka hoose ee ka socotay magaalada Garowe.

Guddoomiyaha Guddiga Khaliif Aw-Cali ayaa sheegay in dhaqaale darro weyn ay heysato guddiga, ayna keeni karto inay gebi ahaan joogsadaan Doorashada.

khaliif-aw-caliDhibaatada ugu weyn ee heysata Guddiga ayaa ah daadgureynta ergada oo la keenayo magaalada Garowe, dejinta iyo kharashka ergada oo lacag badan u baahan.

Ad

Beesha Caalamka oo hore u balan qaaday inta badna dhaqaalaha ku baxaya Doorashada Dadban ee 2016 ayaa dib u dhaca bixinta lacagta oo dhibaato kale ku keentay doorashada marar badan dib u dhacday.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON