Sunday, March 23, 2025

Guddiga Doorashada oo shaaciyey in lala wareegay Barihii Bulshada ee Guddiga (Yaa la wareegay..?)

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyey in lala wareegay barihii bulshada ee Guddiga.

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaalka Mowliid Mattaan Salaad oo hadda xilka sii haya, kadib markii la casilay guddoomiyihii hore ee Guddiga Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in lala wareegay Barihii Bulshada Guddigu ku lahaa ee Facebook iyo Twitter-ka.

Guddoomiye ku-xigeenka wuxuu caddeeyay in barahaasi wixii lagu soo qoro wixii maanta ka bilowda inay sharci darro yihiin inta ay kala soo wareegayaan Guddiga.

Ad

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Baraha Bulshada ee Guddiga uu gacanta ku hayo Agaasime ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya, waxayna taageerayaan Guddoomiyaah xilka laga qaaday ee Maxamed Xasan Cirro.

Guddiga Doorashooyinka heer federaal ayaa 15 ka mida ay maanta xilkii ka qaadeen Maxamed Xassan Cirro, halka koox yar ay ku hareen dhinaciisa oo taagereo ka helaya kooxda Farmaajo iyo Fahad yaasiin.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON