Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa la magacaabay, iyadoo lagu wado in doorashada ka socota magaalada Jowhar lasoo gabagabeeyo.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa qoraal uu so saaray ku magacaabay 9 xildhibaan oo noqnaya Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaqadoodu noqon doonto qabanqaabada Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA
Warar Xul ah