Saturday, January 25, 2025

Guddi Qabanqaabiya xil wareejinta Maamulka Gobolka Banaadir oo la magacaabay [Akhriso]

Maamulka Gobolka Banadir ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaaabada Xafladda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Ku-simaha guddoomiyaha Gobolka.

Guddiga ayaa ka kooban guddoomiyeyaasha waaxyaha Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana guddoomiye u ah Cumar Xuseen Maxamed, iyadoo aan la sheegin, xilliga ay dhaceyso munaasabadda xil wareejinta oo Guddigan ay ka shaqyeyn doonaan.

HOOS KA AKHRISO

Ad


Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON