Friday, March 28, 2025

Guddi ka socda dowladda Somalia oo ka qeyb galaya dhageysiga Dacwadda Badda ee Maxkamadda ICJ

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhoofay Guddi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb galaya dhageysiga  Dacwadda Arimaha Badda ee Kenya Iyo Soomaaliya.

Waftigan waxaa hoggaaminaya Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), waxaana ka mida Xeer ilaaliyaha Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale.

Shir jaraa’id oo ay qabteen wafdiga ayaey ku sheegeen inay diyaar u tahay Soomaaliya dacwadaasi, iyadoo ay dhacayo dacwadda 15-ka bishan Maarso 2021.

Ad

Maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ICJ ayaa ku gacan seyrtay dalab uga yimid Kenya oo ay ku dooneysay in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda kala dhaxeysa Soomaaliya markii afraad., iyadoo bedeshay kooxdii difaaca u qaabilsaneyd.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON